Somalia marks 5th anniversary of deadliest terror attack

By Pen Dr. Ibrahim Online Friday October 14, 2022 A Somali gestures as he walks past a dead body, left, and destroyed buildings at the scene of a blast in the capital Mogadishu, Somalia Saturday, Oct. 14, 2017. The Oct. 14 attack appalled Somalis, with some calling it their “9-11.” Thousands later marched in defiance…

Amniga Muqdisho oo faraha ka baxay iyo DF oo shaqada joojisay 

Waxaa maal-mihii ugu danbeeyey caasimadda dalka ka dhacayey falal lidi ku ah amniga, mana jirto wax jawaab sugan ah oo laga hayo hay’adaha amniga ee arintaasi ku shaqada lahaa.Warar PenDrIbrahim Online21 November 2021 MUQDISHO, Soomaaliya – Shacabka ku nool Caasimadda Soomaaliya, ayaa walaac fara badan ka muujinaya xaalad amni darro ee Muqdisho, oo iminka ah mid sii…

Xusid Qaraxii Zoobe 

Shan sanno ayaa kasoo wareegtay Qaraxii Isgoyska Zoobe, oo dhacay 14-kii October 2017, kaaso noqday midkii ugu dhimashada badnaa oo abid ka dhaca wadanka Soomaaliya, iyadoo ay ku dhinteen inta la xaqiijiyay oo ay dowladda faafisay dad gaaraya 632 ilaa 1000 qof, halka 316 kale ay ku dhaawacmeen. Maqaallo PenDrIbrahim Online14 October 2022 –  By Human…

Falanqeynta doodii Musharax Cabdiraxman Cabdishakur Warsame

Falanqeyn PenDrIbrahim 13 March 2021 Musharrax Madaxweyne Cabdiraxman Cabdishakur Warsame, guddoomiyaha Xisbiga Wadajir wuxuu hadal muddo 3 saacadood qaatay ka jeediyay galabta oo jimce ah, taarikhdu tahay 12.03.2021 barta Clubhouse ay daadihinayeen dhallinyaro soomaaliyeed. Mowduuca musharraxa la siiyay wuxuu ahaa “ ka warbixinta marxaladda kala guurka ah ee Soomaaliya mareyso, tani waa falanqeynta hadaljeedinta musharraxa…

Rooblow ka faa’iideyso fursadaha ku hor yaalla!

Faallo PenDrIbrahim Online 10 March 2021 Wadahadalladii uu sii-hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ‘Rogane’ la yeeshay Golaha Midowga Musharixiinta, todobaadyadii la soo dhaafay, waxa ay shacabka Soomaaliyeed ku abuureen, hami iyo hiddidiilo cusub, waxaana la fishay in uu kaso baxay qolki uu ku gunfulnaa ee ku yaallay Madaxtooyada. Inkasta oo wadahadalladii Rooble…

Dhacdooyinkii Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin PenDrIbrahim Online8 March 2021 Dhacdooyin waaweyn oo kala duwan ayaan tebinay Isbuucii tagey, halkan kuwii ugu doorka roonaa ayaan kugu soo gudbinaynaa, ka akhriso Warbixinta Todobaadlaha PenDrIbrahim Online 28 February 2021: Labo Qarax oo miino loo adeegsaday ayaa ka dhacay Muqdisho, kuwaasoo lala eegtay Sarkaal militeri iyo gudoomiyaha degmada Yaaqshiid, waxaana weerarada ka dhashay khasaarooyin….

The Need for Truth and Reconciliation Commission in Edinding Election Impasse in the Future

PenDrIbrahim Sunday, March 7, 2021 The current election/selection impasse in Somalia between the Federal Member States and the Federal government is the symptom of a country that is deeply polarised with divergent clan interests, political ideologies, foreign interests, and pseudo-nationalistic slogans. There is no hope on the horizon for Somali leaders, specifically the current administration,…

UK oo qorsheyneysa inay jarto Gargaarka ay siiso Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Boris Johnson ayaa lagu dhaleeceeyay inuu 4 billion oo dollar ka jaray miisaaniyadda sanadlaha ee gargaarka dibadda. Warar PenDrIbrahim Online6 March 2021 LONDON – Boqortooyada Ingiriiska, ayaa qorsheyneysa in ay yareyso saddex meelood laba meelood ka jarto gargaarka ay siiso dalalka ugu saboolsan Caalamka, oo Soomaaliya ay ku jirto, sida lagu sheegay dukumiinti sir…

Mucaaradow hurdada ka kaca

Faallo PenDrIbrahim Online 6 March 2021 Ayadoo la tixgelinayo qoraalkii Musharrixiinta ku codsadeen xil ka qaadista Taliyaha Nabadsugidda Fahad Yaasin ka hor wada hadalka heshiiska doorashada 2020/2021 iyo qoraalladii ka dambeeyay ee Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ku codsadeen xil ka qaadista Taliyayaasha Militeriga, Nabadsugidda, Booliska, iyo Asluubta, kuwaaso aan u hoggansaneyn ku dhaqanka dastuurka…